Xisaab xirka miisaaniyadii u horeeysay ee dowladda Madaxweyne Farmaajo oo la ansixiyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda KMG ayaa ansixiyay Xisaab xirka miisaaniyadii 2017-dii oo aheyd miisaaniyadii ugu horeesay ee dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo. Wasaaradda Maaliyadda Xukuumada Soomaaliya ayaa horgeesay Xildhibaanada golaha shacabka xisaab xirka miisaaniyadii 2017-dii oo horey Xildhibaanada Golaha shacabka dib u celiyeen. Dood ay Xildhibaanada ka yeesheen … Continue reading Xisaab xirka miisaaniyadii u horeeysay ee dowladda Madaxweyne Farmaajo oo la ansixiyay